(Sawirro) Askari ka tirsanaa ciidanka Ilaalada Axmed Madoobe oo xukun dil ah lagu fuliyey

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Askari ka tirsanaa Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada maamulkaas, kaasoo xalay magaalada ku dilay askari kale oo isna ka mid ahaa Ilaalada Madaxtooyada. Maxamed C/naasir oo ahaa askariga dilka geystay ayey maxkamadu u fariisatay dacwadiisa xili 24 saac aysan ka wareegin falka uu … Continue reading (Sawirro) Askari ka tirsanaa ciidanka Ilaalada Axmed Madoobe oo xukun dil ah lagu fuliyey